CIYAARAHA

5

Daawo Sawirada Wasarada dhalinyarada iyo Ciyarha Galmudug oo Soo Gaban Gabeysay tartankii Kubada Cagta ee Ka Socoday garoonka cabdulaahi Ciise Ee Gaalkacyo

Waxaa Si rasmi ah loo soo Gaban Gabiyey .Tartankii Kubada Cagta oo udhaxeyey Koxaha ka Dhisan Afarta Xafadood Ee Degmada Gaalkcyo ee Galmudug Tartanka Kubada

Continue Reading »

Qeybta CIYAARAHA

t

Daawo Dalada Qurbo Joogta Galmudug ee Samo-Jecel oo Gurmadka Abaraha kii Ugu Balaarna ka Wada Deganada Budbud iyo Afbarwaaqo iyo Deganka Deganadaasi oo Ku Farxay Cawinada Daladaasi ay wado

iyadoo Dhawaan Degano Badan oo Hoos Taga Gobalka Mudug ay Abaartu si wayn u Saameysay  ayaa Wali Waxa Soconaya Gurmadyo kala duwan oo ay bixinayan

Continue Reading »

CIYAARAHA Archives

news
DEG DEG: Maxkamadda ICJ oo caddeysay in heshiiskii (MOU) ee Somalila iyo Kenya uu Sharci yahay
- Feb 2, 2017
Maxkamadda Cadaaladda Adduunke ee ICJ ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqday go’aankii la wada sugayay ee ku saabsaneyd dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya. Xaakimka Maxkamadda ayaa akhriyay wixii dacwad ahaa ee ...
15622450_1255163017903917_3216660392894556330_n
Daawo.Sawirada Gandhaha Galmduug oo Guul Cajiib ah ka Gaaray Tartankii Kubada koleyga Gabdhaha ee Garawe.
- Dec 23, 2016
Tartanka Kubada Koleyga Gabdhaha  Maamul Goboleedyada ee  ka Furmay Magalada garawe Gabdhaha Galmudug ayaa guul cajiib ka kenay tartarkii galabta ka dhacay garoonka uu ka Socoday Tartanka ku bada koleyga ...
b-143
Akhari Warbixin Xasaasi ah : Juventus Vs. Fiorentina
- Aug 20, 2016
Juventus waxa ay difaacashada Serie A-ga ku bilaabi doontaa Fiorentina oo ay ku qabaili doonto garoonkeeda. Max Allegri ayaa isha ku haya in uu guul ku furto si ay hore uga ...
hhhh
Maxaa kala socotaa wararkii ugu danbeyay ee Paul Pogba?
- Jul 17, 2016
Maxaa Ku Soo Kordhay Heshiiska Rikoorka Ah Ee Ay Manchester United Kula Soo Wareegeyso Paul Pogba? Waxaa Qoray: Abdinaasir ali samatermr-oomane Taariikh:17-07-2016   Heshiis uu warkiisa soosocday mudo dheer  ayaa la sheegayaa in saacado ...
farance
France vs Portugal, : yaa kuguuleysan kara Euro 2016
- Jul 9, 2016
waa kullaan aad iyo aad uxiisa badan waxa uuna dhex mari doonaa labo wadan oo waa weyn france iyo portugal qubo waa weyn oo katirsan kubada cagta ayaa saadaalin kabixiyeen waxa ayna ...
naaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
Faah faahinta heshiiska Arsenal ay kula soo wareegayso Granit Xhaka
- May 11, 2016
Kooxda Arsenal ee dalka ingiriiska ayaa ku sii dhawaanaysa dhamaystirka saxiixa laacibka qadka dhexe ee kooxda Borussia Monchengladbach. Intabadan saxaafada caalamka ayaa si wayn u hadal haaya in kooxda Arsenal ay ...
Faah faahinta heshiiska Arsenal ay kula soo wareegayso Granit Xhaka
- May 11, 2016
Kooxda Arsenal ee dalka ingiriiska ayaa ku sii dhawaanaysa dhamaystirka saxiixa laacibka qadka dhexe ee kooxda Borussia Monchengladbach. Intabadan saxaafada caalamka ayaa si wayn u hadal haaya in kooxda Arsenal ay ...
alex
Bayern Munich Oo U Soo Tafaxeydaneysa Inay Arsenal Ka Kaxeysato Alexis Sanchez Xagaaga.
- Apr 27, 2016
Bayern Munich ayaa ka fiirsaneysa inay u dhaqaaqdo xiddiga Arsenal Alexis Sanchez xagaaga. Kooxda Jarmalka ayaa xooraansaneysa haddii ay Arsenal diyaar u tahay inay iska iibiso Sanchez xagaagan, sida ay ...

Next Page »
Skip to toolbar