SAWIRRO;-Qaban Qaabada Caleema Saarka Madaxweynaha Galmudug Xaaf, oo Laga Dareemaayo, Cadaado Galmudug

Waxaa Maglada Cadaado ee Xarunta KM. Galmudug laga Daremayaa Diyaar garow Xogan Taasi oo dhawaan lagu qaban Doono Caleema Saarka Madaxweynaha Cusub ee Galmudug
AxmedDucale Geelle Xaaf, Waxaana dayac tir lagu Sameyey Qeybo Badan oo ka mid Xarunta Madaxtoyada Galmudug iyo Xarumaha kale ee Martida Loogu Tala Galay oo ay ka mid tahay Xarunta Kafaalo ee in ta badan ah Meel La Dajiyo Martida,
25 Bishaan ayaa la filayaa in magalada cadaado ka dhacado Calema Saarka madaxweynha Dowladda Galmudug oo hada Qaban Qabadeeda Siweyn Looga Dareemaayo Cadaado, Galmudug
Halkaan ka Daawo.Sawirrada

18491706_1667086729985834_1675320053761826105_o 18517993_1667086866652487_8365019477300936879_o 18518083_1667086523319188_2138344471076435908_o 18556533_1667086643319176_1002983978302191868_o 18558999_1667086803319160_5370592357139980768_o 18588751_1667086446652529_7864159509219518198_o


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar