Sawirro;- Madaxweynaha Galmudug oo la Kulmay, Safiirka. EU Kalana Hadlay Arimo Muhiim ah

Madaxweynha Dowladda Goboleedka Galmudug mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf,a ayaa  kulan muhiim ah la qaatay safiirka EU Veronique lorenzo ee u fadhiya soomaaliya, waxa ayna ka wada hadaleen arimo Badan iyo ka shaqeynta hormarinta Degaanda Galmadug.

Kulankaan Dhex maray Madaxweynha Galmudug  iyo safiirka EU ayaa ah midkii ugu Horeyay ay ku yesheen waxaana Sheqeena labada dhinac in ay iska Shqan Donan arimo Bdan oo dhanka Amaanka iyo Hormarinta.

18486159_1375223785865535_8304486513806029075_n 18555970_1375223832532197_376528720517553604_n


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar