Sawirro;- Hanbalyo iyo Bogaadin loo Jediyay Abdullaahi osmaan Xaaji & Faisa Isse Cabdille Arooskodu ka Dhacay Muqdisho….

Dhaman Axbataan kala ah  Mohamed Osman Haji

, ZamZam Abdi Aden

, Ahmed Hassan Omar

, Abdullahi Abdirahman Sanka

, Saylac Hassan Warsame

, Abdulaahi Xasan Warsame .

, Mohmuud Ali Kaahio

, Mahad Caabi Isse

, Ali Nuur Ceyn

, Jabriil Osmaan Cilmi

, Abdifitax Amed Maxmuud, Saqle,

, Safiyo sheikh Ali Axmed

, Fardowso Mohamuud Sahal

Dhamaan Dad kaan oo kala Joga Dalka Iyo Dibadiisa wax ay Hanbalyo Aroos udirayaan

Lamanayaasha iscalmaday ee isku noqaday Far iyo Faraati .

Abdullaahi osmaan Xaaji iyo Marwdiisa Qaaliga ah ,Faisa Isse Cabdille.

Wax uuna Arooskooda ka dhacay Magalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Somaliya

Waxaana leenahay kuwii isku waara oo ubad kher leh alle kala Siiyo Alle Ha Idinka dhigo

Guurkiina Guri Nagi Alle ha Idinka Yelo.Aamin,Aamin.

18425717_1504173619612957_970315601_n 18425805_1504173676279618_209183179_n 18425973_1504173936279592_588582617_n 18426531_1503742792989373_745026275_o 18426842_1503742679656051_927412806_o18447924_1503744786322507_141272526_n


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar