Madaxda Galmudug & Puntland oo heshiis Hoose Gaaray . Qodabada,Akhriso;-

Madaxda Labada dhinac Galmudug iyo Puntland oo dhawaan ku Kulmay Maglada london ee Wadanka Inglish ayaa ka wadda hadlay Arimo Badan oo inta badan ka taagan Magaalada Galkacyo Ee Xarunta Gobolka mudug

waxaana ugu Muhiim sanaa waax yabihii ay ka hadleen. Amaanka iyo Hormarinta Bulshada ku Dhaqan Degmada gaalkcyo ee Labada dhinac

labada dhinac, Galmudug iyo Puntland ayaa wxa horey udhex maray Dagaalo Sababay dhimasho Dhawac iyo Barkac wax ayna Arimahaas inta badan ka dhasheen Muran dhanka Dhulka ah oo labada dhinac ka Dhex Tagan

madaxweynha Galmudug axmed du,caael geele. iyo Madaxweynaha, Puntland cabdiweli maxmed cali Gaas

Kulankan dhex maray labad dhinac ayaa ahaa mid loogu  Go,gol Xaraya Nabad waarta oo ka dhex dhacda Bulshada Galkcyo. Si Ay labad dhinac ay ugu wadda Dhiradaan Hormarinta Degaankooda

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar