DHAGEYSO XOG CUSUB:Tirada Xildhibaanada Mooshinka Ka Wada Dowladda Farmaajo

Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa Xildhibaanada ku shirsan magaalada Nairobi ee gudaha Asbuucaani ku dhawaaqay Madal cusub oo looga soo horjeedo Xukuumada Somalia.

Xildhibaanada dheeriga ah ee iminka is diiwaan galiyay ayaa la xaqiijiyay inay gaarayaan 11 Xildhibaan oo 6 kamid ah ay ka tirsan yihiin Golaha Shacabka, halka 5ta hartayna ay kamid yihiin Golaha Aqalka Sare ee dalka.

DHAGEYSO:Muxuu yahay ujeedka safarka deg deg ah ee uu Jawaari ku aaday Nairobi?


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar