Dhageyso;- Duqa Degmada Gaalkacyo oo Fariin udiray Bulshada Magaladaas,,,

Maamulka dagmada gaalkacyo ayaa maanta xariga ka jaray mashruuc loogu talo galay bilic soo celin Degmad Gaalkacyo Ee xarunta gobolka mudug dhanka galmudug waxa barnaamijkaasi fulin

 

doona shirkada galmudug wety manegmenti

cabdulaahi cabdi xareed. madaxa shirkadaasi oo sikooban munasabada lagu qabtay Gaalkacyo uga hadlay ayaa tilmaamay in si sidhaqsa ah ay uqaadi  howshan loo

 

igmaday

Duqa Degmad gaalkcyo xirsi yuusuf bare ayaa sheegay in maamulkiisa oo ka duulaya qashinka faraha badan ee dhex ceegaga magaalada galkacyo iyo daafaheeda ay hishiis lagaleen shirkad nafaada qaabilsan

 

taasi ay kula xisaabtami doonan bilicsoo celinta bilicda magalada oo qashin raagadiyay

 

duqa gaalkacyo ayaa ka codsaday shacabka Gaalkacyo in ay la Shaqeyeen Shirkada Cusub ee ka qeyb Qadnysa Hormarinta Gaalkcyo.

 

Asgoona sheegay  in  xil iska saridoonan sugida amniga shaqalaha shirkada waxaa lagu jira xili roobaad keenikara hadii ay iskaashaqadan biyaha k adhasha iyo

 

qashinka dhibaato cafimaad oo ay wajahaan shacabka magalada gaalkacyo waxaan howshu Bilaabatay Manta .

Halkaan ka dhageyso


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar