Deg Deg;- Khilaaf Xogan oo ka Dhex Tagan Madaxda Dowlada Somaliya & Xalada oo Qasan. Ka Dib Markii…

Waxaa meel xun maraayo xariirka ka dhaxeeyo raiisul wasaaraha soomaaliya xasan cali kheere iyo wasiirka arimaha dibada soomaaliya yuusuf garaad cumar.

sir hoose oo ay heshay warbaahinta ayaa sheegeesa in uu xumaaday xeriirka ka dhaxeeyay yusuf garaad iyo xasan kheyre ilaha aan ku kalsoonahay ayaa noo xaqiijiyay in uu sabab u ahaa xumaanshaha xariirka labada masuul kadib markii uu YUUSUF GARAAD kasoo horjeesatay go aan kii ay Golaha wasiirada xilka ugu qaadeen HANTI dhoorahii dowlada.

Yuusuf garaad ayaa ka baxay shirkii looga qaaday xilka hanti dhooraha asigoo ka biyadiidan xilka qaadistaas.

xasan kheyre ayaa ka baaqday laba kulan uu lalahaa yuusuf garaad asigoo diiday in uu lakulmo.

Waxaana Sidokale Jira Arimo Badan oo Dhanka Siyaasad ah khilafkooda abruuray waxaana hada weli Socoda Kulamo Badan oo ay beshaan Melaha ay Dowladda Qususeyso. Mana Jiraan wax ka soo baxay kulamadaas.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar