Deg Deg;-Ciidan ka tirsan Galmudug oo weeraray Puntland & Khasaaro ka dhashay

Kooxo hubeysan oo la tuhun san yahay in ay ka soo jeedaan Galmudug ayaa weerar ku qaaday deegaanka Balibusle oo ka tirsan Degmada Jariiban ee Gobolka Muduug.

inta la xaqiijiyay 2 ruux ayaa ku dhimatay 2 kalana dhaawac ayaa soo gaaray kuwaas oo dhamaantood ahaa dad rayid ah.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in ay dableydan ay saqdii dhexe galeen gudaha Magaalada oo ay isku dayeen in ay dab-qabadsiiyaan goobaha adeegga dadweynaha, balse laga hortagay.

Masuuliyiinta Maamulka Puntland waxaa ay sheegeen in goor dhow ay war ka soo saari doonaan dhacdadaas dadka rayidka ah lagu dilay.

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar