Daawo.Sawirada;-Galmudug. Suuq Cusub ka Laga Hirgaliyay.Degaanka Wisil.Mudug & Dadka Degaanka oo Baaq Loo Jediyay….

Masuliyin ka Socotay maamulka Gobolka Mudug Ee Galmudug ayaa Xariga Ka Jaray Suuq Cusub oo laga Hirgaliyay Degaanka Wisil Suuqan ayaa ah mid ay ku Ganacsan Donan Bulshada Ku
Dhaqan Degaanka Wisil ayaa Noqoya mid Baahi weyn ay uqabeen Dadka Degankaas waana markii ugu Horeysay Halkasi laga Hirgaliyo Suuqa Lagu Ganacsado
Qaar ka mid ah Dadka Degaanka ayaa ka mahad Celiyay Suuqaan Cusub ee markii ugu Horeysay Degaanka looga hirgaliyay ayagoona sheegay in Baahi weyn uqabaan hada ay ka baxeen
Dhaqan kale Gudomiye Ku Xigeenka Maamulka Gobolka Mudug Ee Galmudug Axmed maxmed shire ayaa asga Munasabad Xarig jarka ka hadlay Wuxuuna aad ubogaadiyay Bulshada iyo
Mamulka Deganka aygooana ugu Baqay in ay ka shaqeyaan Hormarinta Degankooda Wisil Ee Gobolka Mudug.
Halkaan ka daawo Sawirada 

DSC02934 DSC02935 DSC02936 DSC02937 DSC02939 DSC02940 DSC02941 DSC02942 DSC02943 DSC02945 DSC02947 DSC02948 DSC02950 DSC02952


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar