Daawo;Sawirada;-Kulan muhiima oo Gaalkacyo lagu qabtay & Arimo Muhiim ah oo looga hadlay…

Kulankaan oo ay ka qeyb galeen madaxda maamulka degma gaalkacyo dhalinyaro iyo qebaha Kal duwan bulshada ayaa waxaa looga hadlay qaabka ugu haboon ee dhalinta looga wacyi geli karo tahriibta iyo niyad jabka mustaqbal oo qaarkood xiliyada qaar soo wajaha.
 
Nuur cabdi jimcaale madax u ahaa xoog dhalinyaraa oo u ololeya arimaha wacyi gelinta dhalinta ayaa madasha kasoo jeediyay hadalo baraarujin ah oo iftiiminaya sida ay muhiim u tahay muujinta awooda dhalintu ay bulshada ku dhax leeyihiin.
 
Duqa degmada gaalkacyo xirsi yuusuf bare ayaa sheegay inay ka maanul ahaan ay ku faraxsayihiin in dhalinta laga wacyi geliyo talaabooyin kasta oo aan u wanaagsaneyn mustaqbalkooda nololeed.
 
Dhalinta iyo bulshadii kale ee ka qeyb gashay kulanka ayaa la dhacay hadalo isugu jiray dhiiri iyo in la muujiyo adooda dhalinyarada Ugu Danbeyntii Bulshada Degmada gaalkcyo aya ku baaqay in
markasta y u baahan yihiin Wacyi galin loo Sameeyo Bulshada Degmada Gaalkcyo ee Xarunta Gobolka Mudug
Halkaan ka Daawo Sawirada

5 6 7 8 239 10 11 12 13 14 15 14


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar