Daawo;Sawirada; Dhismaha Wadda isku Xirta, Wisil iyo Hobyo.Mudug. oo wajigii Kowaad la soo Gaban Gabeyey; & Dhisma Kale.oo Cusub,,,,,

22, 3, 2016 ayay markii Si Rasmi ah oo dhagax dhigay Dhismaha Wadda isku Xirta Wisil iyo
Hobyo Taasi oo ay Dhismaheeda ay isku Xilqameen in ay dhisaaan Gudiga Hormarinta iyo Bulshada
Ee Gob. waxaana Xiligaas. ka soo wareegtay Hal Sano Aydoona lagu gulastay in la Hirgaliyo
30,Km, oo isku Xirta Wisil iyo Gawan Tasi oo ay meelaha ugu Daran ee Hormarka laga gaaray Dhismaha.
20.4. 2017 ayaan Boqasho ku tagnay Halka ay ka Socoto. Dhismaha,Wadda isku Xirta Hobyo. Wisil.oo au dhisayaan.Gudiga
Gob. ayaa Hada wadda Qorshihii ay ku Bilaabi lahayeen. Wajiga labada ee Dhismaha wadda isku Xirta Gawaan, iyo Hobyo.
Gudomiyaha Gudiga Gob. Pro, Cumar salaad, ayaa Warbixin dheer. warbahinta ka Siyay
Marxaladii kala Duwanaa ay soo martay Dhismaha Wadda isku Xirta Wisil. iyo Gawaan iyo
Sidokale Halka ay Donayaan in hada ay uguraan. Madaama uu soo idlaaday Dhisihii wajiga kowwad…
Profsorka ayaan. sheegay in hada soo dhameyeen wajigii Gowwan Ee DHismaha wadda isku
Xirta. Wisil iyo Gawaan Islamarkaana Aheyd melaha ugu daran oo ay ku gaysteen in ay dhisaan.

Gudomiyaha oo hadlkiisa siiwaddta ayaa sheegay in hada ay ugurayaan Degaank Saqiiro Halkaasi oo ah melaha
ugu garan ee shaqada ugu horeysa ay ka qaban donaan.

Cumar salaad ayaa Bulshada Galmudug ugu qaaday in ay kala qeyb qataan dhisamaha Wadda Si Hormar Xooagn ay u hiirsadaan Bulshada Galmudug.

Halkaan ka Daawo. Sawirada

10 11 12 13 14 15 16 17 1 2 3 4 5 6 7 8 9


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar