Daawo Sawirada Wasarada dhalinyarada iyo Ciyarha Galmudug oo Soo Gaban Gabeysay tartankii Kubada Cagta ee Ka Socoday garoonka cabdulaahi Ciise Ee Gaalkacyo

Waxaa Si rasmi ah loo soo Gaban Gabiyey .Tartankii Kubada Cagta oo udhaxeyey Koxaha ka Dhisan Afarta Xafadood Ee Degmada Gaalkcyo ee Galmudug

Tartanka Kubada Cagta ayaa ahaa mid Labo isbuuc ka Socday Garoonka Kubada cagta Ee Cabdulaahi Ciise Maxmuud, ee Gaalklacyo.

Wasarada Dhalinyrada iyo Ciyaaraha Galmudug Tartankaan  Horey uga daah furtay Degmoyinka Gaalkcyo ,Cadaado; Cabudwaaq.waxaana markii ugu horeysay la soo gabn gabiyey Tartankii udhaxyey koxaxa ka dhisan Xaafada Gaalkcyo

Koxaha kala Matalayay Afarta Xafadood ee Tartanka ayaa wax ka mid ahaa Xaafada Garsoor. Xaafda Hormar, Xaafda Howlwadaag. Iyo Xaafda Wadjir.

Waxaana Si rasmi ah Tartanka Kubada Cagta ku gulastay in ay Qadaan KOXADA Afarta Xafadood.  Koxada ma talaysay Xaafada Hormarka EE Gaalkcyo .

Halka Kaalinta labad ay gashay, Koxda mataleysay Xaafada Howlwadaag

Waxaana Munasbada Xiritaanka Tartanka kubada catga ka soo qeyb galya Masulin ka Soocday wasrada Dhalinyarad iyo Ciyaaraha  Galmudug. Maamulka Degmada Gaalkcyo Ee Galmudug

Aydoona Si Rasmi ah loo Gudonsiyay Kobka Xafada ku guleystay Tartankii Kubada cagta ee ka Socoday Degmad Gaalkcyo

Waxaana Sidokale inta Munabsada Socotay koxaha ka Gudoonsiyay Bilado iyo Kobab ay mutasteen.

Duqa Degamada gaalkcyo Xisri Yusuf Bare ayaa ugu Horey ka hadlay Munasabad shegyna in Tartankii Dhex maray Afarta Xafadood uu aha mid si wanag ku soo idlaatay Wuxuuna umahadceleiyay intii ka qeyb qaday In uub si guul ah ku soo dhamaado Tartanka Kubada cagta ee Xafadaha gaalkcyo.

Agasimaha Wasrada Dhalin yarada iyo Ciyaarha Galmudug Cumar cabdi maxmed ayaa sheegay in ay ugu Ku gulasteen in uu soo Xirmo Tartankii udhaxeyeyb koxaxa ka kala matalayay Xafda Gaalkacyo ee Galmudug

ugu Danbeytii Tartankaan udhaxeyey Xaafadha Gaalkacyo Galmudug ayaa ah mid Waddtay Xamaasad iyo Xiiso Gooni ah Islamarkaana Gobta ay Ciyaarta ka Socatay ay soo Buux dhafiyeen. Tagerayaasha kala Talayay Afarta Koxood ee Tartanku Dhex maray.

Halkaan ka Daawo Sawirada

 

1243567810111214151617181920913

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar