Daawo;- Sawirada.Jaaliyada Galmudug. Guryo udhistay dad Barkacayaal ah Duleedka Gaalkcyo.

Ilaa 50 Qoys oo Barakacayaal ah oo ku nool Degaanka Kulmiye ee Duleedka Maglada gaalkcyo. ayaa waxaa loo Dhisay Guryo ka Sameysan Jiingado kuwaas oo logu tala galay in Dadka Barkacayaasha ah ay ka galaan. Qabowga iyo Qoraxda, Islamrkaana Waxaa Dhaqalaha ku Baxay Guryaha soo dhibay Jaaliyada Galmudug ee Dalka Mareykanka

Dad badan oo Barkacyaal ah ayaa hada ku Sugan degaanka Kulmiye ee Duleedka Maglada gaalkcyo waxaana dadkaani ay yihiin kuwo ku xoolo belay Abarta Sanadkaan ka Dhacday Degaano Gobolka Mudug

Dadkaan ayaa wax Marar kala duwan la soo gaarsiyay Gumad , Melo kala duwan ka soo gaaray. wax yana yihiin kuwo weli ubahan Gurmad,

Ururuka Haweenka Gobolka Mudug ee Galmduug ayaa qeyb weyn ka qatay ugurmashada dadka Ku xoolo Belay Abarta ee Hada ku Nool Degaanka Kulmiye ee Duledka Gaalkcyo.

Maama caasho oo ka mid dadkii loo soo wa kiishay in ay Guryahaan. ka hirgaliyso   Degankaas,  ayaa Si rasmi ah ugu wareejisay, Ilaa 50 Qoys oo isku jira kuwa Xanuunsan iyo Aqoomo waxaaan jira kuwo kale oo weli aan helin Gurmadka logu dhisaayo Guryo ay ka galaan. Dhibatoyinka markasta la soo darsa.

Gudonka Ururka Haweenka Gobolka Mudug Ee Galmudug, Marwo.Maymuun, Cali Nur ayaa shegay in in masta ay diyaar uyihiin sidii ay u takleyn lahayeen, Dadka Barkacayaasha, ah ee Ku Nol Duleedyada Gaalkcyo.

dadkii ka Faaidastay Guryaha ayaa dhankooda umahadceliyay dadkii gacanta ka gastay in ay soo caawiyeen, aygoona sheegay in weli ay jiraan dad kale oo aan helin Guraha laga hirgaliyay Degankaas, wax ayna ku baqeen in Gurmadayo kal Duwan ay soo garaan.

halkaan ka ka Daawo.Sawirada

IMG_3977 IMG_3984 IMG_3985 IMG_3986 IMG_3988 IMG_4004 IMG_4028 IMG_4029 IMG_4030 IMG_4033 IMG_4034 IMG_4046 IMG_4054 IMG_4057 IMG_4066 IMG_4067 IMG_4070 IMG_4073 IMG_4075


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar