Daawo;- Sawirada;- Gabdha Jaaliyada Galmudug ee Dalka Qadar, oo Gurmad Gaasiyay Dad Xolo dhaqato, Degaanka isgowrac..mudug

ilaa 60 Qoys oo ay Sameyn ku yeelatay Abarta ka jirta Degnada Dalka Somaliya. ayaa loo Sameyey Rashin qeybin iyo Biyo Dhamain Dadkaas oo ku suganaa degaanka isgowrac ee Duleedka Degmada bandiradley ee Gobolka mudug

Dadkaan Xolo Dhqatada ah ayaa isku jira kuwo Hawen Caruur iyo Dad da, ah waxaana ayna ka Faaidasteen Raashin iyo biyo Dhamin markii ugu Horeysay Degankaas laga Sameyey

Deeqda isgu jirta biyaha iyo Raashinka ayaa wax soo dhiibay Gabdho Jaaliyada Galmudug ee Wadanka Qadar. wazx ayna ugu tala galeen in ay ugu Gurmadaan Walalhooda Dhibateysan ee ku nool Dlka Somaliyeed.

Deqdaan ayaa wax loo soo wakiishay. Sharaxle Siciid Barqadle oo ka mid Dadka udhaqdhaqaaqa Dadka Dhibaataysan ee ku Nool Deganada Gobolka Mudug

Qar ka mid ah Dadkii ka Faaidastay Biyo dhaminta iyo rashin Gar,gaarka ah ayaa sheegay in Deeqdaan ay tahay midii. ugu Horeysay oo Dadka Degankaas. ay heleen

wax ayna umahadceliyeen Dadkii Soo dhiibay. Aygoona.  ayna intaasi ku Darey in weli ay Baahi uqabaan yihiin. in ay helaan Gurmada kale Madaama inta ay helaan aysan Bahooda Dabooli karin.

dhanka akle Sharaxle. oo ka mid ahaa Dadkii loo soo wakiishay Deqda ayaa sheegay in Si siman ay u gaarsiyeen, Dadka Xola Dhaqatada ah ee Ku Sugan Degaanka isgowrac ee miyiga Gobolka Mudug.

Halkaan ka Daawo Sawirada

DSC02495 DSC02496 DSC02498 DSC02500 DSC02502 DSC02503 DSC02507 DSC02509 DSC02510 DSC02511 DSC02512 DSC02513 DSC02514 DSC02516 DSC02517 DSC02519 DSC02520 DSC02521 DSC02522 DSC02523 DSC02524 DSC02526 DSC02529


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar