Daawo Dalada Qurbo Joogta Galmudug ee Samo-Jecel oo Gurmadka Abaraha kii Ugu Balaarna ka Wada Deganada Budbud iyo Afbarwaaqo iyo Deganka Deganadaasi oo Ku Farxay Cawinada Daladaasi ay wado

iyadoo Dhawaan Degano Badan oo Hoos Taga Gobalka Mudug ay Abaartu si wayn u Saameysay  ayaa Wali Waxa Soconaya Gurmadyo kala duwan oo ay bixinayan  Qaar ka Mida Qurbo joogta  Galmudug gaar ahaan qurbo joogta  ka soo jeeda deganada  Budbud  iyo Afbarwaaqo, Waxana Dalad ay ku Mideysan Yihiin  Qaar ka Mida Qurbo joogta Degankaasi Waxa ay wali Sii Wadaan Gurmadyo lagu Cawinayo Dadka ku  Nool Deganada  afbarwaaqo  iyo budbud oo ay Abaaru si wayn  Ay u Saameysay.

Dalada Samo Jecel oo ah Dalad ay mideysan Yihiin  Qaar ka Mida Qurbo Joogta Deganada  Af-barwaaqo iyo Budbud  ee Galmudug aya Waxa ay  Gaarsiiyeen Deganadaas  Wajigii 3aad Gumad ay Jaaliyadu  ay Ugu talagashay ka qayb Galka Gurmadka abaaraha oo ay jaaliyadaasi ay  iska soo aruuriyeen , Waxaana Qurbo joogta dalada  samojecel waxa ay wakiiladooda deganadaasi Gaarsiiyen lacago loogu talagalay in wax loga qabto abaaraha ka jira deganada afbarwaaqo  iyo Budbud

Dalada Samo jecel  oo ay ku Mideysan Yihin Qaar ka Mida  Qurbo joogta ka soo jeeda Deganada afbarwaaqo iyo Budbud    aya waxa ay tahay dalada kaliya oo wali Sii Wada Gurmadka abaaraha deganadaasi waxana dalabadaasi Aas Aasay Aqoonyahano ,siyaasiyin iyo Sidoo kal e Haweenka qurbo joogta deganadaasi oo si wayn uga dhax muuqda ka qayb gallka gurmadka abaraha ee deganadaasi

Hoos  Riix si Aaad u Daawato Muqaalka 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar