DAAWO;SAWIRRO;- Dowladda Turkia oo Deeq.Raashin ah Gaarsiiya Dad Barkacyaal. Duleedka Gaalkcyo ee Degaanka Xaar,Xar

Wafdi ka Socday Dowaladda Turkia ayaa manta soo gaaray magalada gaalkcyo ee Xarunta Gobolka Mudug wafdigaan ayaa u kuurgalayay Xaalada Nolaleed ee Dadka Barkacayaasha  Ku Sugan duleedka magalada Gaalkcyo .

Wafdiga ayaa wax Hogaaminayay Maamulka Ku Xigeenka Hay,ada Tika ee Fadhigeedu yahay Dalka Turkia

wax ayna Kormeer ku Tageen Dhamaan Kamamka  ay kunool yihiin Dadka Barkacyaasha ah ee Duledka Gaalkcyo Gaar ahan Degaanka Xaar.Xar

waxaana wafdiga Socodalkiisa ku wehliyay Mamulka Degmada gaalkcyo ee Galmudug iyo Sidokale Maamulka Gobolka mudug

Boqashada ayaa wax sidokale Qeyb ka ahaa Deeq raashin ah oo la gaarsinayay  dadka Barakacayaasha ah ee Degaanka Xaar,xaar.

dadka Barakacayasha ayaa isku jira kuwa ku xoolo meelay Abarata iyo kuwo horey Barakacayaaal ku ahaa magalada

Ilaa 450 qoys ayaa waxa la gaarsiyay raashin qeybo badan ka kooban oo ay qeybisay Hay,ada Tika Ee laga leeyahay  Dalka Turka Rashinkan ayaa waxaa sidokale la garin donaa qeybo kale

oo dadka barakacyaal ah ay ku Sugan yihiin.  Deeqda raashinka ah ayaa wax soo dhiibay Shacabka Dowlada Turkia oo ku talagay in ay ku waciyeen Walalaha Somaliyeed ee Sameyn ku yeelatay Abarta weli ka tagan Dalka Somaliya.

Dhanka kale Masulinta ka Socoday Hay,ada Tika ayaa deeq dhar uqeybiyay Aqoonta ku nool Kuleejka Xaar,xar

Duqa Degmada gaalkcyo Ee Galmduug Xirsi yusuf Bare ayaa ugu horey ka hadla Gobta Raashin loogu qeybinayay Dadka Barakacayaasha ah wax uuna umahadceliyay Shacabka Dowladda Turkia

Sida ay uga qeyb qateen ugurmashada Shacabka Somaliyeed asgoona ku baaqay in weli Shacabka Degmada gaakacyo ay ubaahan yihiin Gurmad kale oo ay ka helaan Dowlada Turkia iyo Beesha

Caalmka Madaama ay jiraan Degaano badan oo ka Tirsan Gobolka Mudug oo ay ka jirto Xalad Daran oo Abareed.

Gudomiye Ku Xigeenka Maamulka Gobolka Mudug ee Galmudug Axme maxmed Shire oo asga Halkaasi ka hadlaya aad ubogaadiyay Dowlada Turkia ayaa Shaacbkeena

Ugu Danbeytii waxaa Asna Hadlay Ali kuri oo ah Maamulo ku xigeenka ha,ada Tika ee loo soo wakiishay Deqda ayaa sheegay in Sidii loo baahnaa ay uqeybiyeen Deqdii Rashinka aheyd ee Shacaba

turkia ay ugu soo gurmadeen Bulshada Somaliyeed ee Gobolka Mudug islamarkaana wax uu intaas ku daray in ay Siiwadi donaan Ugurmashada Dadka Sameynta ba.an ku yeelay Abarta ka jirta Deganada Gobolka Mudug

Halkaan ka Daawo Sawirada

 

1213141516171 3 11 9 10 2 1 2 4 5 6 7 8 17


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar