DAAWO: Prof: Shirwac Horumarka iyo Tacliinta Gaalkacyo

Pro: Cabdulqaadir Shirwac oo ah aqoonyahan caan ka ah dalka iyo dibadda islamarkaana wax badan u soo qabtay bulshada Galmudug ayaa ku dhawaaqay inuu yahay musharrax madaxtinimada Galmudug u taagan.

Mudane Shirwac ayaa ka soo qeyb qaatay horumarinta degaannada Galmudug, waxaa lagu xasuustaa furitaanka xarumo Jaamacadeed, dhismaha Iskuullo, xarumo caafimaad iyadoo waayadii dambe uu ahaa guddoomiyaha guddiga dhismaha wadada isku xirta Hobyo iyo Gaalkacyo.

HALKAAAN KA DAAWO

PROFF SHIRWAC


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar