galmudug-media

XOG;- Dhaba ah Dowladda Itoobiya oo Saldhig Cusub ka Furaneysa. magaalada Kismaayo


Dowladda Itoobiya ayaa diyaarado hub sida waxay ka dejisay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada, Hoose, waxaana arrintaasi ay keentay hadal hayn aad u badan.

Wakaaladda wararka ee Baahin.com ayaa dabagal dheeraad ah ku sameysay hubkaasi, halka loo wado iyo ulajeedka gaarka ah ee laga leeyhaya.

Xogta aynu helnay waxay sheegeysaa in hubkan uu qeyb ka ahaa balanqaad ay sanadkii hore dowladda Itoobiya u fulisay Jubbaland kaasi oo ku aadan in lagala qeybqaato xoreynta deegaannada Jubbaland. waxaana saldhig Cusub laga furi Donaa Degaano ka Tirsan Mamlka Jiubbland

Itoobiya ayaa dooneysa iney Jubbaand ka caawiso dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab, waxaana bisha soo socota ee Marcsh iyo dabayqaada bishan bilaaban doona howlgallada lagu baacsanayo Al-shabaab.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa marar badan waxa uu sheegay iney diyaariyeen ciidankii weerarka ku qaadi lahaa deegaannada Al-shabaab ay kaga sugan yihiin Jubbaland.

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS