galmudug-media

Xog;- Dhab ah Xagee ku Danbeyey Cidamadii Huwanta Ee Howlglka ka Wadday Degaana Gobolka. Mudug


Wararkii ugu Danbeyey ee ka imaanyo Gobolka Mudug ay shegaan in Cidamadii kumaandooska iyo kuwa Galmudug ay dib ugu soo labteen Deganadii ay Horey uga imadeen

Cidamdaan oo Maalmihii ugu Danbeyey ku sugnaa Degaano ka Tirsan Kunfurta Mudug ayaa hada la soo shegayaa in ay ku soo labteen Mgalada Gaalkcyo.

Ciidamadan  oo wadtay Gadiid dagaal kuwaas oo isku jira Ciidanka Galmudug iyo kuwad kumaandooska Danab ee Somaliya ayaa saaka gudaha usoo galay Magalada gaalkcyo waxaana Wararku ay shegayeen in Howlgalkii Cidanku uu noqaday mid fashil maay madaama Qorshihi ay usocdeen uu noqaday mid aan laga guul gaarin. hada ay dib uga so laabteen halkii ay horey ugu baxeen.

Saraakiisha Cidankaas Hogamineysa ayaa hadlkooda ka gaabsaday in siyaan warbaahinta. maadama Qorshahoodi noqaday mid aan lagu guleysan hada ay dib ugu soo labteen Halkii ay horey uga  baxeen. ee Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug.

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS