galmudug-media

XOG;- Cusub.Siyaasinta Beesha Majerteen. oo wadda Qorshe Halis ku ah Belaha Habar gidir.


Waxaa Magalada Muqdisho ka Socoda kulamo looga tashanaayo Cid laga dhigaayo Raiisul warasaha Cusub ee Somaliya Qabilada Hawiye oo iska leh Raiisul; wasaraha ayaa Malmihu ugu Danbeyey muqdisho ku yelanayay kulamo ay uga hadlayaan cida ladhigi karo Raiisul wasaraha Cusub
Beelaha habar gidir aya go.aan ku daray in laga dhigo  Nin Udhashay Beesha Sacad, habar gidir.
dhanka kale Beeha Majerteen ee dhawaan ku guul darastay Dorashadii Ka dhacday Somaliya ayaa hada muqdisho ka bilaabay. qorshe ay ku soo saryaan reaiisul wasaraha Cusub kaasi oo ay Donayaan in laga dhigo nin hawiye ah balse ka soo jeeda belaha Abqaal islamarkaan qadiyad ahaan ku shaqeeya Go.aanada Siyaasinta Belaha Majerteenka.
Ugu Danbeystiina Xaflada Caleema Saarka ka Dib ayaa la filayaa in la magacaabo Raiisul Wasraha Cusub ee Somaliya.

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS