War Deg Deg ah Dhageyso Madaxweynaha galmudug Cadi Kariin Xuseen Gulled oo Goordhaw is Casilay

Goordhaw Waxa  is Casilay madaxweynaha Dowlad Gobaleedka galmudug mudane Cabdi kariin Xuseen Guuled sida war dag dag ah oo Na Soo gaaray ay Sheegayaan

Madaxweynaha aya la sheegay in is caslaadiisa ay timid kadib markii xanuunka  uu ku sii dheeraaday  kadib markii dhawan qaliin wadnaha uu ku galay wadanka india

Warkan aya Goordhaw ku soo Dhacay Xafiiska Warqabadka  Galmudugmedia  ee Gaalkacyo

Halkan Hoose Riix si aad Codka u Dhageysato

 

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar