galmudug-media

War deg deg ah:- Dagaal Xoogan oo ka Qarxay Degaano ka Tirsan. Mudug


Dagaal Xogan oo udhexeeya Ciidamada Huwanta ah iyo Al-shabaab ayaa Hadda ka biloowday Degaanka oo u degaanka  Camaara oo ka tirsan Gobolka Mudug.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii Ciidamo ka baxay Camaara ay jidka u galeen Al-shabaab,waxaana sidaa Xaqiijiyay Saraakiisha Ciidamada Galmudug.

Ciidamada Huwanta ah ayaa Degmada Xarardheere doonaya in ay ka galaan Saddex Jiho,waxaana ay sheegeen in ay la wareegayaan.

waxaana hada Wararku ay Shegaan in Dagaalka uu ka dhashay taasi oo isgu jira Dhimasho iyo Dhawac.

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS