galmudug-media

Sawirro;-Gaalkcyo oo Laga Hirgaliayay Qorshe Lagu Badbaadiyo Xolaha Abarta Sameysay..


Tan iyo markii abartu ka dhacday Deganada Gobolada Mudug iyo Galgaduud waxaa soo badanayay Xolaha ku la.anaayo abarta ka jirta Deganadaas.

Deganada gobolka Mudug waxaa hada ka Socda Qorshe lagu baadbadinaayo Inta ka hartay Xolaha dadka miyiga ay dhaqadaan

Hay,ada lagu magaacbo aas.aas ayaa Gaalkcyo ka bilowaday qorshahaan loogu tala galay in lagu badbaadiyo xolaha ku dhimanaayo abrta

eng. Maxmed cabdifitaax oo arday dhameyey kuliyada Beeraha ayaa howl wadaan ka ah Mashrucaan lagu tala galay in lagu badbaadiyo Xolaha Abartu sameysay.

Kulan ay soo qaban qaabisay Hay.ada ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan bulshada iyo Maamulka Degmada gaalkcyo ee Galmudug

Kulanka ayaa lagu soo bandhigayay bahka ay dadku ku bahin lahayeen Mashrucaan. lagu badbadinaayo Xilaha abartu sameysay.

Hal abuurka barnamijka ayaa ah in la beero cunto ka dib la siiyo Xolaha waxaana Tusaale ka arki kartaa. sida tan

16708276_231842873891152_1675163437268715404_n16508963_231842993891140_172947922117978402_n

Raashinka loo yaqaano galay ayaa lagu beeray weel ka dib waxaa lagu shubay biyo wuuna ku dhex baxay islamarkaana waxaa uu ku soo baxay muddo dhan ilaa hal isbuuc.

waxaana la sinayaa xolaha si ay uga soo kabsadaan Abarta sameynta ku yeelay. ee ka jirta Deganad Mudug.

Halkaan ka Daawo. Sawirada

35pkk24290696724987654312dd

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS