galmudug-media

Dhageyso;-Sawirro. Wasarada Cirka iyo Dhulka Galmudug oo Fariin usurtay Garoomada Diyarahada Galmudug.


Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Cirka iy Dhulka ee DowlaGoboleedka ee Galmudug Axmed Mire oo mudooyinkii dambe kormeer ku marayay garoomada ku yaalla Deegaanada Galmudug ayaa maanta waxaa uu kormeer uu ku tagay garoonka diyaardaha ee OCsha ee Magalada Gaalkacyo halkasi uu kula kulmay masuuliyiinta garoonka iyo shaqalaha . Waxaana ujeedka kormeerka wasiirka uu ahaa sidii loo ogaan lahaa qaabka u shaqeyo garoonka u Ocsho iyo sidii wasaarada gadiidka iyo duulista hawada galmudug ay ugu qeyb qaadan laheyd hormarinta garoonka. Maareyaha Garoonka Ocsha Maxamed Maxmuud Qeyre ayaa ka hadlay baahiya ka jira garoonka

Halkaan ka Dhageyso;-

 

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS