galmudug-media

Dhageyso;-Sawirro;-Odayasha iyo Waxgaradka Gobolka Mudug oo Edeyn Kulal.ujeediyay Gudiga Abaraha Galmudug


Kulankaan oo ahaa mid ka dhacay   Magaallada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug waxaana yeeshay Odayaal .Nabadoono Iyo Culaamaa’udiin Iyo Indheergaradkale Oo Kasoo Jeeda bari  Gobolka Mudug wax auna Eedeeyeen ugu jediyeen Gudiga Abaaraha Galmudug kuwaas oo ay ku Edeyeen in aysan in ay masuq masuqeen Lacagtii logu talagay Dadka Abartu Sameysay ee ku Dhaqan Deganada Gobolka Mudug In Aay San Soo Gaarsin Deeqihii Loogu tagalay Deegaano Hoos yimaada Afbarwaaqo iyo Bandiiradley Hoos ka Dhageyso:- Waxaay Arintaani kusoo Beegmeesaa Adoo Abaaro Ba’an Aay Ka Jirto Dalka Taaso Oo Saameena Ku yeelatay Guud Ahaan Dalka

Dhanka akle Waxaa Sidokale Arintaasi Si kualal uga hadlay Mamulka Gobolka MUDUG oo sheegay in aysan weli helin lacagtii abartaha ee loogu tala galay  dadka Gobolka MUDUG wax uuna Arintaasi Dusha ka saaray Madaxweyna Ku Xigeenka Galmudug maxmed xaashi carabay oo uu sheegay in uu masuq maasuqay dhamaan deeqdii lagu talaglay Dadka abartu sameysay ee Ku Dhaqanka Deganada Gobolka Mudug.

Edeyntaan loo jedimnaayo Gudiga abaraha  Galmudug ayaa timid ka dib markii Maalmo ka Hor Gudiga Abaraha Somaliya ay ku Warejiyeen lacag deeq ah oo loogu tala galay in la gaarsiiyo Dhamaan Dadka Abartu ku dhufatay ee Ku Sugan Degnada Galmudug.

Maamulka Galmudug ayaa sheegay in lacagtii deeqda aheyd ay u qeybiyeen 11 degamo oo ka Tirsan Galmudug kuwaas ay ku nool yihiin dad badan oo sameyn ku yeelatay Abarta.

lacaga Deqqda ah ee Gudiga Abarha Somaliya ay ku Warejiyeen galmudug aya gaareysa ilaa $150 oo doolar

Balse qaar ka mid ah dadka Degmoyinkaas  ayaa sheegay in wax deeq ah aysan weli soo garan Edeyna ujediyay Gudiga Abaraha  Galmudug

Halkaan kadhageyso Codadkooda.

Hoose Sawiro

16776235_1162293833868445_1157472789_o 16804631_1162293830535112_634189732_o 16810148_1162293843868444_1563613717_o 16810871_1162293827201779_867778869_o

 

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS