galmudug-media

Dhageyso;-Sawirro;- Ardayda Jaamacada Gaalkacyo University oo Doortay Hogaan Cusub.


Munaasabadani oo aheyd mid si heer sare ah lo soo agaasimay islamrkan ay ka soo qeyb galeen maamulka iyo ardayda Jaamacada Gaalkacyo Universtay ayaa waxaa ay aheyd mid lagu dooranaayay gudoomiyaha cusub ee ardayada jaamacada Gaalkacyo universatay iyo ku xigeenkiisa kaasi oo ay isku soo taagaan ilaa saddax arday oo musharax ah kuwasi oo kale ah 1-Cabdiqaadir Macalin Maxamuud -Faadumo Xasan Maxamud iyo Asma Cali Baashi .

Doorashada ayaa waxaa ay aheyd mid qarsooni ah waxaana codeynayay dhamaan ardayd Dhigta Jaamacada Galkacyo universatay iyadoona ugu dambeynti ay guusha raacday cabdiqaadir Macalin Maxamuud oo helay codod dhan 86 halka gudoomiye ku xigeenka ay ku guuleystay Faadumo Xasan Maxamuud Halka Asma Cali Baashi ay heshay 18 sida uu ku dhawaqay ustaad ismaciil .

Waxaana Goobata Si rasmi ah looga dhaqaay in Hogaanka Cusub ee Ardeyda uu yahay Cabduqadir Macalin Maxamuud Halka Gudomiye Ku Xigeenka loo doortay  Faadumo Xasan Maxamud

Gudomiyaha Ardeyda Jamacada Gaalkcyo iyo Xigeenkiisa ayaa Qudbad Dardaran ah Goobta ka jeediyay.

Gudoomiye ku xigeenka jaamacada Gaalkacyo universtay ustaad muxudiin ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo doorshada gudoomiyaah cusub ee ardyad wuxuuna ugu baaqay ardayda in ay la shaqeyaan masuuliyiinta cusub ee loo doortay Hogaanka ardyada Jaamacada Gaalkacyo universtay

Hogaanka Cusub Ee Ardeyda Jaamacada Gaalkcyo ayaa looga Fadhiyaa Hormarinta iyo Bogaadinta Ardada Jaamacada Gaalkacyo universtay.

Halkaan ka Dhageyso Codka 

Hoos ka Daawo

IMG_9049DSC06831 IMG_9050 IMG_9057 IMG_9058 IMG_9059 IMG_9061 IMG_9066 IMG_9069 IMG_9072 IMG_9073 IMG_9074 IMG_9081 IMG_9091 IMG_9092 IMG_9094 IMG_9098 IMG_9105 IMG_9109 IMG_9111 IMG_9117 IMG_9122 IMG_9125 IMG_9131 IMG_9136 IMG_9138 IMG_9140 IMG_9172 IMG_9203 IMG_9210 IMG_9218 IMG_9219 IMG_9235 IMG_9261

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS