galmudug-media

DHAGEYSO:- Madaxweyne Farmaajo oo loogu Baaqay inuu Ciidamo geeyo Gaalkacyo, Ujeeddka


nkastoo Wali ay xiran Yihiin Qaaar ka mid ah Wadooyinka magalada Gaalkacyo kuwasi oo sameyn ku yeeshay dagaalkii sanadkii hore ka dhacay daanta Galbeed ee Magalada Gaalkacyo ayaa waxaa arimahasi waxaa walaac xoogan ka muujinaya qaar ka mid ah waxgaradka Magalada gaalkacyo kadib markii ay shegeen in guddiyadii loo xilsaaray ay ku fashilmeen in ay ku furaan wadoyinka magalada Gaalkacyo oo halbowla u ahaa ganacsiga magalada Gaalkacyo

Nabadoon Cali Diiriye Aloore oo ka mid ah Waxgaradka reer Gaalkacyo lan hadlay Warbaahintaa ayaa dowlada soomaliya ugu baaqay in ciidamo ajnabi ah ay keenan magalada Gaalkacyo si buu yiri loo furo wadooyinka xiran.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS