galmudug-media

DHAGEYSO; Gudoomiyaha Gobolka Mudug Oo Lacagtii Abaraha Waxaa Dhunsaday Madaxweyne Xigeenka Galmudug.


Gudoomiyaha Gobolka mudug Ee Galmudug Oo Lahadlay Warbaahinta ayaa siwayn uga soo horjeestay qaabka ay wax uwadaan Gudiga looxilsaaray Samatabixinta dadka tabaalaysan oo dhawaan qaybo kamid ah loogu deeqay deeq balse loomariyay Madaxtooyada Galmudug,

 

Gudomiyaha ayaa sheegay in Madaxweyne Ku Xigeenka  Galmudug maxmed xaashi carbay.uu Dhun saday Dhamaan lacagtii lagu talagay in la siiyo Dadka Abartu Sameysay ee ku Sugan degnada Gobolka Mudug

Cabdirishiid xaashi cartan gudoomiyaha gobolka mudug ayaa sheegay in Wado qaldan Loomaray qaybita Deeqdii loogu talo galay dadka abaaruhu ay hayaan

Gudomiyaha Gobolka Mudug cabdi rashiid xaashi cartan ayaa hadlkaan ka dhaqaajiyay aygoo ku Sugan Maglada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Somaliyeed.

Halkaan ka Dhageyso 

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS