galmudug-media

Dhageyso: Farmaajo oo khudbad Cajiib ah ka jeediyay Xaflada Xil Wareejinta..


baryahaan waxaa jirtay hadal heyn badan oo ku saabsan sida uu Farmaajo ka yeeli doono shaqaalihii hore ee madaxtooyada Villa Soomaaliya kuwaas oo hoos ka tagi jiray taliskii Xasan Shiikh Maxamuud oo uu soo idlaaday xukunkiisa.

Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo qudbad ka jeediyey xafladii xilka loogu wareejinayey ayaa halkaas ka sheegay hadal ay aad ugu farxeyn shaqaalihii madxtooyada Soomaaliya ka shaqeyn jiray isagoo u sheegay inay yihiin muwaadiniin dalka usoo shaqeeyey isla markaasna kamid noqdon doono dowladiisa.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Sidoo kale Farmaajo khudbadii uu jeediyay oo qiiro laheyd ayuu sheegay in dalka uu ka saari doono Amisom sidoo kale umada Soomaaliyeed ayuu fariimo muhiim ah u diray maadaama ay ku farxeyn doorashada uu kusoo baxay.

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS