galmudug-media

Dhageyso:- Dowladda Galmudug oo War ka soo saaray Howlgalka ka socda Degaanada Mudug.


Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey oo ayaa si Kooban uga hadlay Howlgalka Ciidamada Galmudug iyo kuwa Huwanta ay ka wadaan Degaanada Galmudug,waxaana uu sheegay in Howlgalku uu socdo islamarkaana aan laga Hordhici karin.

Madaxweyne Kuxigeenka ayaa sidoo kale sheegay in Dagaalo aad u Culus ay ka dhaceen Qeybo kamid ah Koofurta Gobolka Mudug Ee Dowladda Galmudug,balse Dowladdu ay ka hadli doonto Markii la soo gaba gabeeyo Howlgallka,haddase uu yahay Qorshe Ciidan.

Dhanka kale Ciidanka Galmudug ayaa weli Ku Sugan degaano ka Torsan Kunfurta Gobolka Mudug

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS