galmudug-media

Dhageyso;- Dooni Urarneyd Ganacsatada Galmudug oo Dagtay Xerbaha Gobolka mudug


Dooni u rarneyd Ganacsato ka soo jeeda deegaanada Galmudug oo ka soo Shiraactay dalka Imaaraadka ayaa ku Dagtay Badweynta Hiinyada ka dib markii ay kulantay Cilad dag dag ah oo ku timid iyo Mowjado Dabaylo ah.

Dooni ayaa Siday inka badan 30-Gaari,Shidaal iyo Shixanado ganacsi oo kale waxa ayna ka soo Shiraacatay Magaalada Dubia ee Dalka Imaaraadka taasi oo ku soo jeeday Degmada Hobyo ee Gobalka Mudug.

Warar aya Sheegay in Markab Dagaal oo ku suganaa oo aan la Shaacin dalka laga lee yahay uu badbaadiyey qaar ka mid ah Shaqaalihii la socday Doonida Dagtay sida uu xaqiijiyey Gudoomiyihii Hore ee degmada Hobyo ee Gobalka mudug Shariif Shire oo la hadlay Warbahinta Galmudug

Halkaan ka Dhageyso

 

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS