galmudug-media

(DHAGAYSO) Kooxada AlShabaab oo war kasoo saartay dagaalkii Camaara & Khasaraha Dhashay..


Kooxda AlShabaab ayaa war kasoo saartay dagaal maanta ka dhacay deegaano ku dhow magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug.

Dagaalkan ayaa ka danbeeyay kadib markii ciidamada Galmudug State ay weerar qorsheysan ku qaadeen deegaanadaas oo ay AlShabaab ku sugnaayeen.

Gudoomiyaha Kooxda AlShabaab ee gobolka Mudug Sheekh Cabdilqaadir abu Cadnaan ayaa sheegay iney askar badan ay ka dileen ciidamada Galmudug iyoDowladda Somaliya  oo qeynta ka ah Howlgalka

RIIX HALKAN: DHAGAYSO WAREYSIGA

Galmudug iyo Dowladda Somaliya.ayaan  wax war ah kasoo saarin dagaalkaas xili ay sidoo kale jiraan xiisado iyo abaabulo dagaal

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS