galmudug-media

DEG DEG-Xiisad Dagaal oo Hada ka Dhex Tagan. Somaliland iyo Puntland Gobolka…..


Wararka aanu ka helayno gobolka Sanaag ayaa sheegaya in xaalad deg deg ah ay ka taagan tahay deegaamadii ay dhowaan ku dagaalameen ciidanka Mamulkia  Puntland iyo kuwa Soomaaliland.

Qaar kamid ah odayaasha deegaanka oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in xaaladdii ugu xumayd oo dhanka abaarta ah ay ka aloosan tahay deegaamadaasi, uusana jirin wax gurmad ah oo soo gaarey.

Odayaasha ayaa sheegaya in xaaladda dadka kunool deegaamadaasi aysan haysan biyo, cunto iyo nolol maalmeed, ayna u baahan yihiin gurmad lasoo gaarsiiyo.

Puntland iyo Somalilanad ayaa Sanadihii Danbe waxaa ka dehx tagnaa Siyaasado dhanka Colaada ah

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS