galmudug-media

Deg Deg;- Dhaq Dhaqaayo Ciidan oo manta ka Socoda. Degaanka Caad Mudug. Galmudug & Shabaab. Xiisad.


Wararka saaka aan ku heyno Deganada Hoos taga Degmada Xarar Dheere ee Kunfurta Gobolka Mudug aya ku waramaayo in Saaka Halkaasi laga Daremayaa Dhaq Dhqaayo ciidan ay wadaan labada dhinac ee Halkaasi Xiisada K a Dhex taagantahay

Ururka Al.shabab aya Ciidankii ugu Badanaa saaka soo dhoobay Dhulka Howdkaa ee Hoostaga Degmada Xarar Dheere Mudug

dhanka kale Ciidanka Huwanta ah ayaa Galmudug iyo Dowladda Somaliya ayaa ayguna la shegayaa in Haalkaasi saaka ayguna buux dhafiyeen.

Dadka Degaanka aya ku warmaayo in saka ay indhahooda ku arkayaan Ciidamo badan Deganadaas ku Sugan kuwaas oo donaayo in degnadaas ay Howlgal ka Bilabaan. Madaama uu Socodo qorshe lagu sifeynaayo Ururka Al.Shabab ee Degnada Gobolka Mudug ku Sugan. oo hada Saldhig weyn ku leh Degmada Xarar Dheere Ee Gobolka Mudug.

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS