galmudug-media

Deg Deg;- Ciidan iyo Gadiid Dagaal oo manta Gudaha ugalay Degmada Hobyo Ee Gobolka Mudug.


Wararka naga soo Garaayo Degmada Hobyo Ee Dhul Xebeedka Galmudug ayaa ku waramaayo in manta Halkaasi lagu arkaayo Ciidano badan iyo gadiid dagaal oo buux dhafiyay Degmadaas

Degmada Hobyo Ee Gobolka Mudug ayaa dadka ku sugan wax ay uxaqijiyeen in cidankaan ay isku jiraan kuwa Galmudug ciidanka danab iyo ajnib kuwaas oo Malmihii ugu Danbeyey ku suganaa Degano ka Tirsan Kunfurta Gobolka Mudug

Shacabka degankaas ayaa manta Halkasi aad uga dareemay Ciidanka gudaha usoo galay maglada waxaana shacabka Magalada Hobyo ay isweydinayaan Sababta Ciidanka ay usoo gareen Maglada hboyo Ee Gobolka Mudug

Dhanka kale Wax war ah oo ka soo baxay ka jiraan Saraakiisha Cidankaas Hogaamineysa. Madaama ilaa hada aan la ogfay Qorshaha ay Cidankaan ugareen Degmada Hobyo Ee Dhul Xebeedka Gobolka Mudug.

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS