galmudug-media

DEG DEG-Alshabab oo Wacad ku Maray in Dagaal Culus ay la Galyaan Dowladda Farmaajo


Guddoomiyaha Ururka Al-Shabaab ugu Magacaaban Gobolada Baay iyo Bakool ayaa sheegay in ay sii xoojin Doonaan Dagaalka ka dhanka ah Dowlada Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Waxaa saraakiisha Al-Shabaab ee halkaa ka hadlay ay sidoo kale sheegeen in Dagaalyahanada Shabaab sii laba jibaarayaan Dagaalada ay kula jiraan Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM.

iyagoo intaa ku daray in ay beegsan doonaan Xarumaha Dowlada ee Muqdisho iyo Gobolada Dalka, iyagoo hoosta ka xariiqay in Dagaalyahano Dhawaan tawabar loogu soo xiray Magaalada Jilib ay u diyaariyeen In ay la dagaalamaan Dowlada Madaxweyne Farmaajo.

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS