galmudug-media

Deg Deg;-Al-shabab oo Hanjabaad Culus u soo diray Madaxweyne Farmaajo iyo Xunahooda ku biiraya Dowladda Farmaajo


Idaacada Al Shabab ayaa Baahisay Waraysiyo Kala duwan oo ay uga hadlayaan Dooradhadii ka Dhacday magalada Muqdisho isla Markana uu doorashadaasi ku soo Baxay Ra,iisul wasaarihii ee somaliya Mudane Maxamed Cabulaahi Maxamed Farmaajo oo Hada Noqonaya Madaxweynaha Cusub ee Soomaliya,

Xubnaha idaacada Ku hadasha afka Al shabaab ay Waraystay aya Waxa ka Mid ahaa Saraakiil Shabaab ka tirsan iyo Sidoo kale Xubno iyagu markaas sheganaya in ay yihiin Dhaqaatiir Waxana ay shegeen in ay la socdaan banabaxyada iyo dabaal dagyada dadka ay wadaan muqdisho taasi oo ay ku tilmaameen in dadka ay naceen gaalada iyo dowladii xasan sheikh oo dadka dhibaatooyin kala duwan u gaysatay.

Waraysiga Ay bixiyeen ayaa waxa ay uga hadleen arimo badan oo ay ka mid yihiin dowalda xasan sheikh  ciidamada nabad ilaalinta u jooga somaliya iyo go,aanada shabaab kaga dagsan siyasada ajaanibta iyo farogalinta ay ku hayaan dhulka islaamka oo soomaliya ay tusaale u soo qaateen.

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS