galmudug-media

Daawo) Xalada Adag oo ka Jirta Deeganka Jeexdin ee Bariga Gobolka Mudug


Aydoo weli ay isi soo tareyso Abaryada ba,an ee Ka Jirta Degaanada Gobolka Mudug Taasi oo Sameyn weyn ku yeelatay Dadka.iyo Xoolaha Ku Nool Dhulka miyiga islmarkaana qaarkood ay usoo hayeen Magaloyinka
Maamulka Dowladda Hoose Ee Degmada Gaalkacyo. ee Galmudug ayaa Manta Biyo Dhaamin usameyey ilaa 2 kun oo qeys oo ku nool Deganka Jeexdin ee Duleedka Gaalkacyo

Halkaan ka Daawo

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS