galmudug-media

Daawo.Sawiro Shacabka Gaalkacyo oo Careysan Si Naxriis daro ah ugubay calanka Dalka India..


magaalada Gaalkacyo ee xaruunta gobolka Mudug waxaa maanta ka socda banaanbax xoogan kaasi oo badankiisa soo idlaaday,

Banaanbaxa ayaa looga soo horjeeday Dowlada Dalka india oo xukun dal dalaad ah ku xukuntay dhalinyaro kasoo jeeda Dalka Somalia kuwaasi oo lagu eedeyay Arimo la xiriira Burcad badeed,

Dadka isku soo baxay Gaalkacyo ayaa Madaxweynaha Cusub ee Somalia Mudanbe farmaajo ka dalbaday in Dhalintaasi lasoo daayo,

Waxa ay Fagaaraha Magaalada Gaalkacyo Gaar ahaan Dhanka Galmudug ku Gubeen Calanka Dowlada india oo ku sheegeen kuwa aan Xuquuqda Biniaadamka aqoon,

Sida uu ku waramayo Wariyaheena Degmada Ceel-guula Waxaa banaanbaxyada Maanta ay ka dhaceen deegaano kale oo dhaca Dhanka Koonfurta Gobolka Mudug iyo Galmudug,

Waxaa Qoray Mahad Daahir America.

Local news@mudug24 Gaalkacyo

 

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS