galmudug-media

Daawo.Sawirada;- Degaanka Jeexdin Dadka Ku Sugan oo Gumad la Gaarsiyay.Maamulka Degmada Gaalkacyo Ee Galmudug.


Waxaa Xilligani ka soo dareysa Heerka ay gaarsisan tahay abaaraha xoogan oo xilligaani ka jira deeganada Gobolka Mudug iyadoona Qoysaska Xoola Dhaqatada ah ay Bilaaben ay bilaabeen in ay soo gaaraan deegaano badan oo ay aaminsan yihiin in ay ka heli karaan biyo ay nolosha ay ku qabtaan kadib ay ka soo haymeen deeganadii ay ku nooolayeen madama xoolihii ay laheyeen ay la tgtay abaarta xoogan ee Xilligaani ka jirta deeganada Hoose Deegaanka Jeexdin ee Bariga Gobolka Mudug

Deegaanka Jeexdin ayaa hadda waxaa ku sugan in ka badan 600.boqol oo qoys kuwasi oo isaga yimid deegaano badan iyo Qoysaskii horay u joogay waxaana halkaasi xilligaani ay ku haysta xaalado adag oo dhinac nolosha ah madama ay si aad u sameysay abaarta ka jirta deeganadasi
Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Dagmada Gaalkacyo uu hogaaminaayo Duqa Dagmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Bare ayaa degaankasi waxaa ay gaarsiiyeen deeq biya ah oo loogu tala galay qoysaska halkasi ku dhibateysan oo aan haysan biyo ay cabaan iyadoona arintasi si weyn u soo dhaweyeen Xoola dhaqtada jeexdin iyo deeganada hoos yimada ku dhaqan
Xoolaha Oo sii dhamaya iyo iyo dadka sii tabar dareynaya ayaa waxaa ay sababatay in dad badan cuduro ay ka qaadan baqtiga xoolaha

Halkaan ka Daawo.Sawirada

abnzxcvddddldletcetghlgglommffsau

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS