galmudug-media

Daawo Muqaalka .Halista ay Ethiopia ay umaleegeyso Qaranka Somaliyeed.


Tan iyo markii uu bur buray Qarankii Somaliyeed waxaa Dalka ku soo batay Dowladaha loolanka ugu jira in ay dhacaan qaran Somaliyeed waxaana Dowladahaas ugu Horeya  Ethiopia

wax ayna  Ethiopia maleegeysaa Qorshayaal badan oo Somalia ay ku Gumeysan karto.

Halkaan ka daawo Muqqaalka Cajiib ah laga Diyariyay Hagar damada  Ethiopia  ku heyso Qaranka Somalieed.

Halkaan ka daawo 

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS