galmudug-media

DAAWO: Faroole oo Careysan Dhulkana ku jiiday Cumar cabdirashiid & Cabdiweli Gaas


Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo  maanta gaaray Magaalada Garoowe Ayaa Eedeeymo iyo hadala kulul Hawada u mariyay madaxweyne Gaas.

Faroole ayaa sheegay in Madaxweynayaal uu kamid yahay Cabdiwali gaas ay Muqdisho u tageen u ololeeynta Musharax kamid ah Musharaxiinta Madaxweynaha oo ay iyaga wateen.

Hadlkaa Furoole uga dhaqaaday Garowe ayaa ah mid dhabar jab ku noqaday Cabdiweli Gaas Hogaanka Maamulka Puntland. iyo Cumar Cabdirashiid cali sharmaake.

Siyaasinta iyo Xildhibanada  ka soo jeeda Deganada Mamulka Puntland ayaa Dorashadii Somalia aygu watay Hal Musharax

wax uuna cabdirahmaan faroole ku dhaliiyay in Halkaas ay la safteen Siyaasinta iyo Xildhibanada Puntland taasi uu yahay in Aysn wax guul ah gaarin Dorashadii ka dhacday Muqdisho

Cali xaaji warsame ayaa asna ka mid ahaa Musharxintii laga hiliyay ee ka soo jeeda Degnada Puntland.

Faroole oo ka mid ahaa mushaeraxinta Madaxtinimada somaliya ayaa sheegay in aan lagu taageerin Olalihiisa musharaxtinimo. Madaama Siyaasinta Iyo Xildhibanada Puntland ay la safteen. Cumar cadbirashiid oo ka mid ahaa Musharxintii ku guul darastay Dorashadii Madaxtinimad somaliya ee Ka Dhacday Magalada Muqdisho

Halkaan ka Daawo Farole oo Careysan 

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS