galmudug-media

BREAKING NEWS;Ninka Farmaajo uu Raiisul Wasaraha ka dhigi Doono oo la Ogaaday…


ilo aad ugu Dhow Madaxweyne Farmaajo ayaa www.Galmudugmedia.com u xaqijiyay xog ku sabsan Raiisul Wasraha Cusub ee Somaliya

Xogta ayaa tibaxeysa in UU Raiisul Wasraha uu Noqanaayo in ka soo jeeda Beesha Sacad Siciiid Habar gidir.

waxaana Sidokale Miiska saaran labo nin wax ayna kala yihiin Cabdinaasir cabdile maxmed musharax la tartamay madaxaweyne Farmaajo iyo Axmed macalin Firi taliyihii hire nabad Sugida Somaliya ilo lagu kalsan yahaya ayaa noo Xaqijiyay in Raiisul wasaraha uu noqan Doono Cabdinaasir cabdile Hal axmed macalin fiqi Kalsonidiisu ay hoosayso.

dhanka akale Odyaasha iyo Waxgaradka Belaha Habar Gidir ayaa go,aan ku gaaray in uu Raiisul wasaraha Cusub noqan doono Cabdinaasir cabdile.

Halka kuwa kala ay loolan ugu jiraan helitaanka in laga dhigo Raiisul wasaraha Cusub ee Somaliya.

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS