galmudug-media

Akhri+Magacyada & Qabiilada Dhaliyaradii Puntland .ay Ula Dhaqantay Hab Cunsirimo.


Waxaan halkan idin kugu soo gudbinaynaa Magacyada iyo Qabiilada ay ka soojeedaan Ragiii Maxkamadda dambiyada culus ee Puntland ku xukuntay Dalka.

Gudoomiyaha maxkamadda ciidamada  Puntland Cabdifitaax Xaaji Aadan ayaa ku dhawaaqay xakunka, Sidoo kale wuxuu sheegay in xakun lagu riday dhalinyarada uu u furan yahay rafcaan soddon malmood gudahood ah.

 

 

Dhallinyaradii Maxkamadda Boosaaso dilka ku xukuntay magacyadooda iyo qaba’iilka ay ka soo jeedaa:-
1. Nuuradiin Axmed Samatar Deerow (da’diisu 20 sanno jir) Qabiilka TUMAAL.

2.Ayuub Yaasin Sandheere Cabdi Indhayare (da’diisu 32 sano jir ) Qabiilka TUMAAL.

3. Maxamed Yaasin Sandheere Cabdi Indhayare (da’diisu 17 sano jir ) Qabiilka TUMAAL.4. Cali Ismaaciil cali (Cali gaab) (da’diisu 20 sano jir) Qabiilka Raxanweyn.
5. Cabdixakiin Maxamed Aways (dadiisu 24 sano jir ) Qabiilka Raxanweyn.
6. Xasan Aadan Xasan Maxamed (dadiisu 22 sano jir ) Qabiilka Dhashiishe.
7. Daa’uud siciid sahal (dadiisu 18 sano jir ) Qabiilka Dhashiishe.

Waxaana Dadka ay yihiin kuwa laga soo qab qabtay magalada oo aan aheyn dadkii Falalka Danbiga Gastay waxaa lagu Badlay Kuwii Xabsiga ku xirnaa taasi oo ka dhigan in Somaliya aan Puntlnad u dhalan loola dhaqmo Hab Cunsiridadeysan. Madama dad aan danbi Galin Xabsiga la gidhay ka dib lagu badalay kuwii dhanbilayashaa ahaan oo magalada lagu siidayay Saraakiisha Amniga uqaabilsan Maamulkaas ayaa shacabka kooda ku Gancinaaya in Dadkaan ay yihiin Danbilayaan.

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS