galmudug-media

XOG;- Xidig oo Muqdisho ka Wadda Qorshe ka Careysiiyay Beesha. Daarood


Xildhibaan C/rashiid Max’ed Xidig ayaa maanta shaaciyay inuu yahay musharax u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Mushartinimada Xidig ayaa ah jabineysa Hankii Beesh Darood ee Dorashada madaxweynimada Dalka.
wax ayna Arintaan Cabad ku noqoneysaa Olalha Muraxnimada Cumar CABDIRASHIID
Xidig hadii u ku soo Baxo Gudoonka Barlamanka Somaliya wax ay halis ku tahay Cumar cabdirashiid wax uuna Si rasmi ah isga harayaa Olalaha Dorashada Madaxweynimada Dalka

Musharax Guddoomiye Baarlamaanka Xidig ayaa cadeeyay inuu ku kalsoon yahay Xildhibaanada Baarlamaanka kuna aamini doonaan xilka mudada afarta sano ee soo socota.

Mr. Xidig ayaa sheegay in uu  doonayo in uu la yimaado isbedel siyaasadeed oo dhab ah, lana Xiriira Hogaanka Maamulka Baarlamaanka Soomaaliya.

 Sidan oo kale,waxaa maanta isku soo sharxay Guddoomiyaha Baarlamaanka Max’ed Sheikh Osmaan Jawaari oo horay u soo noqday Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka waqtigiisa idlaaday.
Labadaan musharax ayaa la aaminsan yahay inuu dhexmari doono tartanka ugu adag ee Guddoonka Baarlamaanka.

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS