galmudug-media

XOG;- Dhab ah Xasan Shiekh oo Muqdisho ka Bilaabay Qorshe Halis Ku ah Musharaxiin Badan


Madaxweynihii hore sanad axasan sheikh Mamxuud ayaa hada la yimid Qorshe Cusub oo ku Balarinaayo Musharaxnimadiisa waxaana wuuuxna hada loolan adag ku jiraa sidii mar kale ugu soo noqan lahaa tala Dalka ee Madaxtinimada Somaliya xasan shiekha ayaa kulamo badan lqaatay Siyaasin iyo Musharashin Ka soo horjeeday wax uuna ku guastay in qaar kood ay utanaasulaan Xasan. Xildhibaan Xidig oo ka mid ahaa musharaxiinta u tartamayay Gudoonka baarlamaanka ayaa isga hay ka dib markii uu ka codshay Xasan Sheikh in uu u Tanaasulo Prof Jawaari.oo axasan sheikh garab Taagan

Xidig ayaa markiisii hore waxaa maal galiyey Madaxweyne Xasan Sheikh oo doonayey in uu ku dhabar jabiyo Cumar Cabdi Rashiid oo ah Musharax ugu tunka weyn Beesha Daarood gaar ahaan Kabla lax daarood.

Waxaa soo dhaweeyey Tanaasulitaanka Wasiir Xidig Guud ahaan dadka ku abtirsada Beeshaas.

Tanaasulka Xildhibaan  Xidig ayaa ah mid Kor usii qaadeyso Olalaha Dorashada xasan sheikh maxmuud waxaana inta badan la Filan karaa in mar kale Xasan sheikh uu Dib ugu soo laabto Talada Madaxtinimada Dalka Afarta Sano ee soo socota

Waxaana hada Muqdisho laga dareemayaa Oalalaha madaxweyne Xasan Shiekh

Warbaahinta Galmudugmedia.com ayaa ogaatay cida  Maal galineysa Xasan sheikh waxaana la sheegay in ay Kor usidaan Dowladaha Turkiga iyo Etopai

Bishaan Gudaheeda aya la filayaa in Muqdisho ay ka dhacdo Doorasho Taasi ay ku loola mayaan Musharaxiin Badan..

 

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS