galmudug-media

War Deg Deg ah Xumno ka Tirsan Barlamanka Galmudug oo Fuudo ka Wadda Cadaado Iyo Arimo Kale


Xumno ka Tirsan Barlamanka Maamulka Galmudug ayaa Maalmihii ugu Danbeyey Foodo ka wadday cadaado wax ayna saaka Kulan  ku yeesheen Magaalada Cadaado awax ayna uga  hadleen Xaaladda Adag ee dhanka Abaaraha iyo Siyaasadda ee ka jirta Degaanada Galmudug.

Kulanka Baarlamaanka oo ka dhacay Magaalada Cadaado ayaa waxaa Shir Guddoominayay Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed,waxaana Ajendeyaasha ka mid ahaa Mooshin Xilka qaadis ah oo ay ka keeneen Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed. aygoona Sabab uga dhigay Xil kaqadidaa in Tanhooda ay ka wayeen Madaxweynha

30  Xildhibaan oo ka mid ah Baarlamaanka Galmudug ayaa u Codeeyay in Mooshin Xilka qaadis ah laga keeno Madaxweynaha Galmudug,waxaana Diiday Hal Mudane halka mid kale uu ka aamusay.

Madaxweynaha Galmudug ayaa Shalay Joojiyay Dhamaan Shaqada hay’adda Dowladda Galmudug,waxaana muuqata inuu jiro Khilaaf Xoogan oo u dhexeeya Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo qaar kamid ah Baarlamaanka Galmudug.Hay.adaha kala Duwan ee Mamulka Galmudug ayaa kuwa ku howlana Sidii loogu Gurman lahaa Abaraha ka jirta Deganada Dowladda Galmudug

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS