galmudug-media

DHAGEYSO :- Taliska Boliska Galmudug oo ka Hadlay Howlgal Dad Badan Lagu So Qab qabtay..


Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Taliye ku xigeenka ciidanka booliska magaalada Cadaado Dhame Cumar Macalin Cali ayaa waxa uu ka hadlay howlgal ay ciidanka booliska Galmudug kasameeyeen gudaha magaalada Cadaado laguna soo qabtay dad kor u dhaafaya ilaa 30 ruux.

Dadka lasoo qabtay ayuu sheegay taiyuhu in ay ka shaqaynayeen falal amaanka lid ku ah ayna gacanta kusoo dhigeen Ciidanka Booliska Dawlad Gabaleedka Galmudug,

Cumar Macalin Cali Taliye ku xigeenka booliska magaalada Cadaado ayaa sheegay in la sii daayay qaar ka mid ah dadka la soo qabtay oo wax dambi ah lagu waayay sagaal ka mid ahna haatan ay ku xiran yihiin saldhiga booliska magaalada Cadaado.

Ugu dambayn taliye ku xigeenka ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan howlgalada caynkaan oo kalaa ayna ka fulin doonaan deegaano dhowr ah oo hoostaga dagmada Cadaado

HALKAAN KA DHAGEYSO

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS