galmudug-media

Dhageyso;- Shacbka Deeganka Ceeldibir.mudug oo Cabasho ka Mujiyay Gudomiyaha Degankaas


Shacabka Degaanka Ceeldibir Ee Gobolka Mudug ayaa Cabasho Xogan ka Mujiyay Maamulka Degaankaas wax ayna shegeen in gudomiyaha Degaanka uu shaqo joojin ku Sameyey Dhaman

Hay,adihii Adeeyaga Bulshada ka Fulin jiray Degaankaas.ka dib markii Khilaaf soo kala Dhex galay Hay,adaha iyo maamulka Deganka Dadka Deegaanka oo la hadlay Gobjog ayaa sheegay in

Mamulka Degankaas uu si cad uga soo horjeestay Hormarinta Deganka Celdibir Madaama uu hor istaaga ku Sameyey Adeegyadi dadka Degaanka ay heli jireen. Wax ayna hada ugu baqeen in

Gudomiyaha Degankaas Cabdirahman Shiekh Xasan uu dad utiro madaama Xiligan lagu jiro Marxlad Aabareed

Ayguuna intaasi Raaciyay in loo Bahan yahay in si Deg deg looga hor Tago Khilaaf ka Dhex tagan Mamulka iyo Hay.adaha

 

Dhanka kale Mamulka Degaanka Ceelbidir  weli kama uusan hadlain Edeyntaan dadka Degaanka ay ujediyeen Balse Shacabka Degankaas ayaa qeexay in qatar uu ku jiro deganku  hadii sidaan uu

ku sii Socodo.Arinta Xiligan ka Tagan Deganka Celdibir Ee Gobolka Mudug

Halkaan ka Dhageyso 

dibir13-640x360

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS